Wednesday, June 25, 2025

Mahad Cawad oo si weyn loogu soo dhoweeyay Degaanka Xeraale (Sawirro)

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay degaanka Xeraalka ee Gobolka Galgaduud.

Mahad Cawad oo ka mid ahaa wafdigii Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ee gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta u gudbay degaanka Xeraale, iyadoo ay halkaasi kusoo dhoweeyeen waxgaradka iyo dadka degaankaasi.

Dhowaan ayuu Mahad Cawad kursigiisa u wareejiyey Galmudug oo degaan doorashadiisa uu ahaa degaanka Towfiiq ee Gobolka Mudug, isagoo heshiis gaara la gaaray madaxda cusub ee Galmudug.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa si kulul ugu cambaareeyay Mahad Cawad inuu tegay magaalada Dhuusamareeb, isagoo sheegay inuusan metelin guddoonkooda.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON