Thursday, July 17, 2025

Mareykanka oo Qalab Caafimaad ugu deeqay Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya (Sawirro)

Wasaaradda Caafimaadka aya maanta deeq Qalab Caafimaad oo loogu talogalay la-tacaalidda cudurka Coronavirus kala wareegtay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya.

Deeqda oo qeyb ka aha kaalmada Mareykanka ee Soomaaliya siinayo ayaa ka koobneyd 350 sariirood iyo 500 firaash oo loogu talogalay isbitaalka lagu daweynayo dadka qaba Coronavirus e Martiini, xarumaha Karaantiilka Muqdisho iyo maamullada kale ee dalka.

Mukhtaar Yuusuf Cirro oo ka mid ah masuuliyiinta hey’adda Mareykanka ee arrimaha gar gaarka oo ku wareejiyay deeqan Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inay tahay mid loogu talagalay inay dowladda Soomaaliya kaga hortagto cudurka COVID-19.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowladda Soomaaliya Dr.Fowsiya Abiikar Nuur oo qalaaka la wareegtay ayaa uga mahadcelisay hey’adda USAID oo deeqada soo gaarsiisay, waxayna sheegtay in la gaarsiin doono Maamul Goboleedyada dalka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON