Tuesday, June 24, 2025

Markab hub sida oo lagu qabtay Dekadda Magaalada Kismaayo [Akhri yaa iska lahaa…?]

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in dekadda magaaladaasi lagu qabtay Markab uu saarnaa hub.

Maamulka Jubaland ayaa shaaciyay saaka inay gacanta ku dhigeen hub saaran Markab Ganacsi oo dekadda Kismaayo ku sugnaa, waxaana markabka galabnimadii Axada  ku xirtay Magaalada Kismaayo ku socda baaritaan.

Hubkan ayaa la sheegay in lagu dhex qaroyiyay Bagaash  uu siday Markabka oo markii danbe la ogaaday markii ay ka shakiyeen shaqaalaha muruqmaalka ee dejinayay markabka.

Wararka ayaa sheegaya inuu Markabka ayaa u rarnaa Ganacsade caan ah oo  kasoo jeeda Puntland, kaasoo lagu magacaabo Cabdi Jamaal.

Lama oga ujeedka hubka lagu qariyay markabka iyo cidda loo waday, waxaana socda baaritaan ay saraakiisha maamulka Jubba  sheegeen inay soo bandhigi doonaan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON