Tuesday, June 24, 2025

Marwada labaad ee Madaxweynaha oo fursad u heshay ka qeybgalka shir caalami ah [Sawirro]

Marwada Madaxweynaha Sahro Cumar Xasan ayaa fursad u hesyay in ka qeybgashay shir  marwooyinka madaxweynayaasha Afrika qaarkood yeesheen.

Shirka marwooyinka ayaa qeyb ka ah shir madaxeedka Afrika iyo Japan ee maanta ka furmay magaalada Nairobi.

Inta badan waxaa shirarka caalamiga ah u raaca madaxweynaha Marwo Qamar Cumar Cali oo ah xaaska koowaad ee madaxweyne Xasan Sheekh.

SAWIRRO

Sahra-CumarSahra-Cumar1

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON