Saturday, July 5, 2025

Mas’uulkii ugu horeeyay oo Dib u celiyey Gaari uu ka heystay Wasaaradda Arrimaha Gudaha (Akhriso)

Wasiiru-dowlihii hore ee wasaarada Arrimaha Gudaha Xildhibaan Abdullahi Farah Weheliye ayaa dib u celiyay Gaari ay leedahay dowladda oo Hanti-dhowrka u amray inuu dib u celiyo.

Xildhibaankan oo mar noqday musharax u taagan xilka madaxweynaha Galmudug ayaa ka mid ahaa 14 mas’uul oo Hantidhowrka Guud uu muddo 10 maalmood ah u qabtay inay dib u celiyaan Gaadiid ay Dowladu leedahay, wuxuuna qoralka hoose caddeynayaa inuu dib u celiyay gaarigi uu hayay oo ay lahayd Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON