Tuesday, June 24, 2025

Maxaa ku qasbay inuu Xildhibaan hore Is-Qarxiyo? [Dhageyso Warbixin ku saabsan Saalax Badbaado]

Sida uu sheegtay ururka Al-Shabaab, Saalax Nuux Ismaaciil oo loo yaqaanay Saalax Badbaado,

oo horey uga tirsanaa xubnihii Baarlamanka ee dowladdii ku meel gaarka aheyd ayaa ka mid ahaa labaddii qof ee fuliyay labadii weerar ee ismiidaaminta ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Weeraradaasi oo ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku dhintay 13 qof.

Inkastoo aysan dowladda Soomaaliya si rasmi ah uga hadlin arrintan ayaa waxaa arrintan ay aad uga fajicisay dad badan, waxaana la isweydiinayaa, waxa xildhibaan hore oo haddana da’adiisu ay ka badneyd 50 sano ku kalifi kara in weerar noocaasi ah uu fuliyo.

Wariye Seynab Abukar Maxamed oo ka tirsan VOA ayaa arrintan wax ka weydiisay qaar ka mid ah xildhibaanadii dowladdii KMG aheyd ee ay soo wada shaqeeyeen Saalax Badbaado.

DHAGEYSO WARBIXINTA VOA-DA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON