Tuesday, June 24, 2025

Maxaa laga bedelay Habka qaadashada Baasaboorka Soomaaliya..?

Wasiirka Wasaaradda Amniga Qaranka Mudane Maxamed Abukar Islow (Ducaale) ayaa maanta daahfurey habka cusub oo la sheegay in lagu qaadanayo Basaboorka Soomaaliya.

Habkan cusub ee qadashada Basaboorka ayaa la sheegay inuu yahay mid hubinaya inta aanu qofka Baasaboorka qaadan, iyadoo la raacayo hanaan isku xiran oo ku salaysan sharciyada iyo xeerarka bixinta Jinsiyadda Soomaaliya, Aqoonsiga iyo Baasaboorka Soomaaliga ah.

Saddex dokumenti ayaa isku xiran oo Baasaboorku ugu danbeeyo, waxaana arrintan oo dowladda hoose ay lahayd u muuqataa mid ay la wareegtay waaxda socdaalka iyo Jinsiyadaha.

Wasiirka  Ducaale ayaa kormeeray xaruunta bixinta Basaboorada iyo xaafiisyada maamulka Hay’adda Socddaalka iyo Jinsiyadda, isagoo warbixinno ka dhageystay shaqaalaha iyo weliba shacabka loo adeegayey.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON