Guddoomiyaha Maxkamada Sare Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa xilkii shaqo ka joojiyay Gudoomiyihii Maxkamada ee gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur.
Sida lagu sheegay Qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare waxaa shaqo ka joojinta guddoomiyaha Maxkamada gobolka Banaadir ayaa sabab looga dhigay inuusan gudan shaqadisii, una adeegin bulshada.
Eeda loo jeediyay Xaashi Cilmi Nuur waxaa ka mida in dacwooyin badan ay is dul saarmeen maxkamadda.
Ad
HOOS KA AKHRI QORAALKA
Warar Xul ah