Maxaad ka taqaan Guutada Ciidamada ASHCARIYAH ee Ahlu suna ku wareejisay Dowladda Soomaaliya..? [Sawirro]

0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta booqday qeybta 21-aad ee ciidamada milateriga  Soomaaliya ee magaalada Dhuusmareeb.

Xerada 21-aad waxaa hadda  degany ciidamada milateriga  Ahlu Sunah ee a baxay  Guutada ASHCARIYAH oo ah Guuto tababar heerkiisu sareeyo iyo qalab ciidan oo dhamaystiran wadata, waxaana ciidankaasi maanta la wareegtay dowladda Federaalka.

Taliyaha Guutada ASHCARIYAH ayaa Madaxweyne Farmaajo u sheegay in Guutadiisa ay Alshabab la gashay 104 dagaal oo toos ah iyo 16 aan toos aheyn dhamaantoodna ay kaga guuleysteen, iyagoo haddana diyaar u ah difaaca dalka.

Madaxweynaha ayaa u balanqaaday ciidamadaasi inay dowladu qarameyn doonto, lana siin doono xuquuqdooda ay ka mid tahay  dalacsiin ciidan, Mushaar iyo qalabeyn, wuxuuna u sheegay inuu dhagax dhigi doono goob lagu xanaaneyn doono agoontii ciidamada .

 

DAAWO SAWIRRO

Image may contain: 5 people, people smiling, people standing, wedding, suit and outdoor

Image may contain: 8 people, people smiling, people standing, wedding and outdoor

Image may contain: 1 person, outdoor

Image may contain: 4 people, outdoor

Image may contain: one or more people, crowd, sky, tree and outdoor

Image may contain: one or more people, crowd and outdoor

Image may contain: one or more people, people standing, sky, crowd and outdoor

Image may contain: one or more people, people standing, crowd, sky, cloud and outdoor

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoor