Tag: Dhuusamareeb

SAWIRRO: Ra’iisal Wasaare Kheyre oo si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Dhuusamareeb…

Raiisal Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre & Wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Maamulka Galmudug.

Ra’iisal wasare Kheyre oo gaaray magaalada Dh/mareeb & soo dhoweynta Xaaf oo ka socota...

Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, isagoo ka dhoofay caasimadda Muqdisho.

Sheekh Maxamed Shaakir oo Go’aan kasoo saaray Doorashada Galmudug & Halka lagu qabanayo (Akhriso)

Madaxda Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa go'aan ka soo saaray Doorashada Galmudug iyo halka lagu qabanayo, kadib markii uu...

Diyaargarow lagu soo dhoweynayo Ra’iisal wasare Kheyre oo ka socda Dhuusamareeb & Wararkii ugu..

Wafdiyo kala duwan ayaa ku sii jeeda magaalooyinka Galmudug, kadib markii isbedel weyn uu ka dhacay halkaasi 24-kii saac ee ugu danbeysay...

Dowladda Somalia oo War Cusub ka soo saartay Doorashada Galmudug, kana hor timid Qoraalkii...

Dowladda Somalia ayaa war cusub kasoo saartay Doorashada Galmudug ka dhaceysa iyo halka ay ka dhici doonto, iyadoo ka hor timid qoraal...

Madaxweyne Xaaf oo ka baxay Magaalada Dhuusamareeb iyo Ciidamo hubeysan oo u galbiyey..

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa la sheegay inuu isaga tegay, kana guuray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.

Madaxweyne Xaaf oo Farriin u diray Ciidamada taabacsan ee ku sugan duleedka magaalada Dhusamareb

Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in weli ay halkaasi ka socdaan wadahadallo ku saabsan xaaladda Galmudug oo la isku...

Xaaf oo ogolaaday inuu la kulmo Wasiir Sabriye & Wararkii ugu danbeeyay ee Dhusamareeb..

Wararkii ugu danbeeyay magaalada Dhuusamareeb xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu weli halkaasi ka socdo dadaal lagu doonayo in lagu kulansiiyo Madaxweynaha...

Ciidamo taabacsan Madaxweyne Xaaf oo ku sii jeeda Dhuusamareeb & Ciidamo ka hortegaya oo...

Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa kusii jeeda magaalada Dhuusamareeb iyagoo...

Ciidamadii Xaaf oo laga celiyay Garoonka Dhuusamareeb & Wafdigi Wasiir Sabriye oo lagu soo...

Warakii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in wafdigii Wasiirka Arrimaha gudaha xukuumadda Somalia Cabdi Maxamed Sabriye uu...

Ciidamo la wareegay Garoonka Dhuusamareeb oo Wafdi ka socda Dowlada Federalka ka degi lahaa....

Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in ciidamo fara badan la dhigay garoonka diyaaradaha magaaladaasi oo ay ku...

Madaxda Xukuumadda Galmudug oo shaaciyey War ku saabsan Dilkii ka dhacay Duleedka Dhuusamareeb.

Madax Xukuumadda Maamulka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaaciyey in la qabtay dableydii ka danbeysay dilka 4 qof oo shacab...
Ciidamada Liyuu Boolis oo dad kale oo shacab ah ku laayay Dacdheer

Faahfaahin: Dad kasoo jeeda degaanada K/Galbeed oo lagu dilay degaan u dhow Dhuusamareeb..

Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Afar qof oo kasoo jeeda degaanada Koonfur Galbeed lagu dilay degaan u dhow Magaalada...

Degaano ka tirsan Galgaduud oo maanta laga Ciidayo & Madaxda Galmudug (Ex. Ahlu Suna)...

Degaano ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug ayey maanta u bilaabatay maalintii koowaad ee Ciidul firtiga, iyadoo magaalada Dhuusamareeb ay salaadda ciidda ka...

C/raxmaan C/shakuur oo kashifay Qorshe Fahad Yaasiin u tegay Itoobiya oo ku saabsan Galmudug...

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa kashifay qorshe uu wado ku-simaha agaasimaha Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo ku saabsan...

SAWIRRO: Wasiirka Arrimaha Gudaha oo lagu soo dhoweeyay Dhusamareb & kulamo u bilowday.

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug.

Faahfaahin ku saabsan Gaari Hub sida oo lagu qabtay Magaalada Dhusamareb [Sawirro]

Ciidamada amniga magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa gacanta ku dhintay Gaari hub siday oo ka yimid Gobolka Bari ee maamulka Puntland...

Ciidamo gadoodsan oo la wareegay Saldhigga Booliska Dhuusamareeb & Isgaarsiintii oo la jaray

Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamo gadoodsan ay la wareegeen Saldhigga Booliska Magaalada Dhuusamareeb. Ciidamadan oo ka mida...

Xaaf & Hoggaamiyaha Ahlu-Suna oo isku heysta Doorashada Madaxweyne ku-xigeenka cusub ee Galmudug

Wararka laga helayo Magaalada Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inay baaqatay doorasho lagu waday inay Khamiistii ka dhacdo magaaladasasi oo lagu dooran lahaa...

Howlgal ka socda Magaalada Dhuusamareeb & Qaraxyo laga cabsi qabo inay ka dhacaan

Wararka laga helayo magaalada Dhuusamreeb ayaa sheegay inuu halkaasi ka socdo howlgal lagu baadi goobayo waxyaabaha qarxa oo la sheegay in lasoo...
error: Content is protected !!