Friday, June 27, 2025

Maxamed Abshir Waldo oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi

Maxamed Abshir Walde oo ahaa ganacsade, siyaasi iyo weriye si weyn looga yaqaan Soomaalida dhexdeeda ayaa caawa lasoo weriyay inuu ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Wuxuu sidoo kale ka mid siyaasiyiin ka qeyb qaatay dhismihii maamulka Soomaaliyeed ee Puntland, waxaana geeridiisa tacsi u diray madxda Puntland, saaxiibo iyo Soomaali fara badan oo ugu duceeyay inuu Eebe ugu deeqo janadiisa.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON