Thursday, June 26, 2025

Maxay siday diyaaradii u socotay AMISOM ee xalay ku dhacday Afgooye..? (Daawo Sawirro cusub)

Warar kala duwan ayaa ka soo baxayay tan iyo xalay wixii ay siday diyaaradii ku dhacday duleedka magaalada Muqdisho ee rarneyd AMISOM. Diyaaradda oo laga lahaa dalka Masar waxaa lagu dejiyay degaankaasi kadib markii ay lugaha u bixi waayeen kuna soo beegantay xilli habeen ah.

Wararka qaar ayaa sheegayay inay saanad hub ah u siday AMISOM, laakiin sawiradii ugu danbeeyay ee diyaaradda laga soo qaaday waxay muujiyeen sidii aanu horeba u baahinay inay diyaaradda dhacday ee xamuulka ah ay siday raashin, iyadoo u rarneyd shirkad dhinaca raashinka u qaabilsan ciidamada AMISOM.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

This slideshow requires JavaScript.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON