Sunday, July 13, 2025

Maxkamadda Alshabaab ee Sh/Hoose oo xukun ku fulisay Nin la sheegay in lagu helay Ficilkii Qowmu-Luud

Maxkamadda Alshabaab ee Gobolka Sh/hoose ayaa xukun dil ah ku fulisay nin lagu eedeeyay in lagu helay fal faaxisho ah, kadib markii u qirtay.

Xukunkan ayaa lagu fuliyey fagaare ku yaalla deegaanka Doon-Buraale ee degmada Qoryooley, Gobolka Sh/Hoose; waxaana ninkan magaciisa lagu sheegay Axmadey Qaadi Maadeey, kaasoo Maxkamadda Alshabaab ay ku heshay inuu ku kacay fal fool xun oo ah ficilkii Qomu-Luud.

Maxkamadda Alshabaab ayaa laga hor akhriyey xukunta lagu riday ninkan oo la sheegay inuu qirtay dhammaan waxyaabihii lagu eedeeyay, ayna ku caddaatay inuu sameeyay ficilkii Qowmu Luud, kadibna xadka lagu fuliyey.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON