Thursday, July 17, 2025

Maxkamadda ICJ oo diiday dacwadii Kenya ee la timid ee Muranka Badda

Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa diiday diidmadii Kenya oo ku saabsaneyd inaysan maxkamadu geli karin dacwada u dhaxeysa  Soomaaliya iyo Kenya ee xuduudka Badda.

Maxkamadda  ayaa ku adkeysatay inay xaq u leedahay sharcigeeduna siinayo inay dhex gasho dacwada muranka badda ee Somalia iyo Kenya.

Hore waxay Maxkamddu u sheegtay in heshiiskii isa afgradka ahaa ee ee Soomaaliya iyo Kenya wada saxiixdeen uu yahay mid sharci ah oo qaanuunka adduunka ka dhaqan galay.

Maxkamadda ayaa taageertay inuu sharci yahay  heshiiska labada dal, basle aanu ka hor istaageynin inay  qaado dacwada muranka Badda ee labada dal.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON