Sunday, July 6, 2025

Maxkamadda Rafcaanka oo Waqti cusub u qabatay Dacwadda loo heysto C/raxmaan C/shakuur [Akhriso Qoraalka]

Maxkamadda Rafcaanka G/Banaadir ayaa waqti cusub u qabtay qaadista dacwad ciqaabeedka loo heysto C/raxmaan C/shakuur Warsame.

Qoraal uu soo saaray guddoomiyaha Maxkamadda rafcaanka G/Banaadir Saalax Sheekh Ibraahim oo loo diray xeer ilaalinta, C/raxmaan C/Shakuur, taliyaha Booliska G/Banaadir iyo taliyaha Booliska Saldhigga degmada Wadajir lana ogeysiiyay CID-da ayaa loo qabtay 3-da Janaayo 2017 in la qaado dacwadda.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON