Monday, July 14, 2025

Maxkamadda sare ee Mareykanka oo ogolaatay qodobo ka mid ah go’aankii Trump ee safarka

Maxkamada Sare ee Mareykanka ayaa ogolaaday qodobo ka mid ah go’aankii madaxweyne Trump uu kaga mamnuucay inay soo galaan Mareykanka lix dal oo Islaam ah kuna jirto Somalia.

Go’aankaan ayaa seamen doonin dadka haysta ogolaashaha viisooyinka ee qoysaskooda ku sugan dalka Mareykanka.

Maxkamadda sare ayaa sheegtay inay dib u eegeyso kiiska amarki uu madaxweyne Donald Trump uga mamnuucay inay Mareykanka soo galaan qaxootiga iyo muwaadiniinta kasoo jeeda lix wadan oo ka mid ah dalalka Islaamka.

Dikareetada madaxweyne Trump ayaa dhigeysay in mudo 90 cisha aysan imaan karin Mareykanka muwaadiniinta dalalka Somalia, Sudan, Iran, Libya iyo Yemen. Sido kale qaxootiga ayaanan soo gali karin mudo 120 maalmood ah.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON