Thursday, June 26, 2025

Meydadka dhalinyaro la dilay oo la soo dhigay Degaanka Ceelasha Biyaha

Degaanka Ceelasha Biyaha ayaa saaka lagu arkay saaka saddex qof oo meyd ah kuwaasoo ahaa dhalinyaro, iyadoo   jirkooda ay rasaas ka muuqatay, arrintan oo cabsi iyo argagax gelisay dadka degaankaasi.

meyd1

Raggan ayaa wararku sheegayaan in  xalay dilka lagu fuliyay, kadibna degaankaasi la keenay. Meydadka dhalinyaradan ayaan la aqoonsan waayay dadweyne fara badan ayaa ku xoomay meydadkaasi si ay u aqoonsadaan.

Ciidamo ka tirsan booliska degmada Afgooye ayaa la sheegay inay gaareen goobta meydadka lagu arkay, iyagoo  baaritaano ku sameeyay kana qaaday sawirro.

Dilalka noocan ah ayaa hore waxaa u fulin jiray Alshabaab, waxaase ku soo biiray kooxo kale oo siyaabo kala duwan u howlgala.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON