Monday, June 23, 2025

Midowga Yurub oo Muqdisho Xusuus ugu sameeyay Marxuumad Almaas Elman [Ra’iisal wasaaraha oo ka qeyb galay]

Midowga Yurub ayaa maanta magaalada Muqdisho ku sameeyay bandhig sawirro oo lagu xusayo Marxuumad Alamaas Elman Cali oo 20-kii bishan lagu dilay magaalada Muqdisho.

Xuska ayaa ayaa sawirro derbiyada lagu xardhay oo lagu maamuusayo geeridii ku timid Almaas Elman oo u shaqeyneysay xafiiska Midowga Yurub ee Soomaaliya, waxaana bandhigga xusuusta ah ka qeyb galay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Ducaale Beyle, iyadoo lagu qabtay xarunta Midowga Yurub ee Muqdisho.

Waxaa kaloo xuska ka qeyb galay safiradda dalalka Midwoga Yurub ee Soomaaliya iyo wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya, iyadoo ay muuqallada waaweyn ay sameysay gabadha farshaxanka ah ee done by the talented artist NujuumArts.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON