Sunday, July 13, 2025

Milkiilaha Dahabshiil oo 50 Dhaar ka maray eedeyntii dilkii Saado Cali [DAAWO KULANKII LAASCAANO]

Kulan is dhaaris ahaa oo si balaaran ay uga soo qeyb galeen labada beelood Dhulbahante iyo Isaaq oo ay kasoo kala jeedaan Allaha u naxariistee marxuumad Saado Cali Warsame iyo Mulkiilaha Shirkadda Dahabshiil Group  Maxamed Saciid Ducaale ayaa ka dhacay Magaalada Laascanood ee xarunta Gobolka Sool.

Mulkiilaha Shirkada Dahabshiil waxaa dhaarta la maray odayaal ay isku beel yihiin, waxaana dhaartaasi qaatay oo ku qanciyay beesha Saado Cali Warsame. Rashiid Cali Warsame ayaa goobta ka sheegay in cuqdadii ku jirtay ay ka baxday, ayna ku qanceen.

Rashiid Cali Warsame (Walaalka ka weyn Marxuum Saado Cali)
Rashiid Cali Warsame (Walaalka ka weyn Marxuum Saado Cali)

Saxaafadda shirka ka qeyb gashay ayaa loo diiday inay wax sawir ah ka qaadaan milkiilaha Dahabshiil shaqsi ahaan iyo xiligii uu dhaarta marayay midna, taasoo ahayd dalab isaga ka yimid oo uu diiday in sawirkiisa la adeegsado.

DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON