Thursday, July 17, 2025

Mo Farah oo taariikh cusub dhigay kuna guuleystay orodka 5000 Mitir [Daawo sawiro & Video]

Orodyahanka Mo Farah  ayaa taariikh cusub dhigay kadib markii uu markii labaad ku guuleystay tartanka orodka 5000 mitir ee ciyaaraha olombikada Adduunka Rio 2016.

Waa markii labaad ee ciyaaraha Olombikada Adduunka ee Mo Farah uu ku guuleysto mar qura labada biladood ee dahabka ah tartannada 10,000 Mitir iyo 5000 Mitir, wuxuuna noqonayaa ciyaaryahankii ugu horeeyay ee rikoorkaasi dhiga.

Hore ayuu Mo Farah ugu guuleystay tartanka 10-ka kun ee Mitir waxaa rikoorkan hore u heystay Lasse Viren, oo 40 sano ka hor magaalada Montreal orodkii ka dhacay qeyb ka ahaa.

Mo Farah wuxuu ka qaaday tartankan ugu danbeeyay Hagos Gebrhiwet oo labaad galau iyo Bernard Lagat oo Mareykan ah oo isna saddexaad galay.

Mo-Farah-1

Mo-Farah-2

Mo-Farah-3

Mo-Farah-4

Mo-Farah-5

Mo-Farah-6

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON