Sunday, June 29, 2025

Mooshin nooc cusub ah oo loo gudbiyay Baarlamaanka Federaalka [DHAGEYSO]

Mooshin nooc cusub ah oo lagu doonayo in beelaha Soomaalida oo dhan ay xubno ku yeeshaan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa loo gudbiyay maanta Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya.

Mooshinkan oo uu qabtay gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu dalbanayaa in  Baarlamaanka Cusub 2016 lagu soo daro beelaha aan wax xubin ah ku lahayn Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaan Maxamuud Macalin Yaxye oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaasheegay in 83 xildhibaan ay gudbiyeen Mooshinka cusub, lagana sugayo in Baarlamaanka la hor keeno.

DHAGEYSO WAREYSIGA XILDHIBAANKA EE RADIO RISAALA

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON