Monday, July 14, 2025

Mooshinkii xilka looga qaadi lahaa Shariif Xasan oo la diyaariyay [Dhageyso Warbixin]

Mooshin laga diyariyay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa wajahaya mooshin lagu soo gole joojinayo oo lagu doonayo in xilka looga qaado.

Mooshinkan oo muddo dheer la diyaarinayay ayaa qaar ka tirsan xildhibaannada baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ay saxiixeen, islamarkaana ay baarlamaanka u gudbinayeen.

Xildhibaanada ayaa sheegaya in madaxda uga sarreysa maamulka ay ku eedeynayaan waxqabad la’aan. Waxayna ka dalbadeen Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulkaasi oo taabacsan Shariifka inuu shirka Baarlamaanka furo.

Xildhibaanada ayaa sheegay inay rajeynayaan in mooshinkan uu baarlamanka dood ka yeesho labaatanka bishan, ayaga oo guddoonka baarlamanka ugu baaqay inuu xildhibaanada u furo hoolka baarlamanka. Xildhibaanada mooshinka keenay ayaa gaaraya illaa 75 xildhibaan.

DHAGEYSO WARBIXINTA VOA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON