Home Bulshada Mucaad Ibraahim: Saqiirkii 3 jirka ahaa ee lagu dilay Masjidka Alnuur, New...

Mucaad Ibraahim: Saqiirkii 3 jirka ahaa ee lagu dilay Masjidka Alnuur, New Zealand [Sawirro]

-

- Advertisement -

Arrrimihii naxdinta lahaa ee laga soo weriyey weerarkii lagu qaaday Masjiska Alnuur ee magaalada Christchursh ee dalka New Zealand waxa ka mida dilka wiil saddex sano jir ah.

Wiilkan oo lagu magacaabo Mucaad Ibraahim ayuu toogasho ku dilay ninkii Caddaanka argagixisad ahaa ee weerarka ku qaaday masjidka, waxaana uu la socday aabihiis iyo walaalkiis oo ka badbaaday rasaaasta markii ay iska dhigeen dad dhintay oo kale, laakiin Mucaad oo Saqiir ahaa wuu cararray, taasoo keenay inay rasaastii haleesho.

- Advertisement -

Qoyskan oo ah Soomaali dalkaasi ku nool ayaa ka hadlay sida loo dilay saqiirka saddex sano jirka ahaa ee Mucaar Ibraahim, waxayna warbaahinta dunia baahisay sawir uu soo dhigay bartiisa facebook walaalkiisa Abdiftah Ibraahim oo farriin yar oo uu soo qoray ku yiri: ” Verily we belong to God and to Him we shall return” – will miss you dearly brother 😭🙏❤ “

Markii la waayey wiilka yar ee Mucaad weerarka kadib ayaa si weyn loo baadigoobay, iyadoo markii danbe geeridiisa la sheegay inuu ku dhintay aabihii dhabtiisa.

Soomaalida ku geeriyootay weerarkii Chrischurch ayaa tiradooda lagu sheegay ilaa afar qof, waxaana ka mid ahaa Mucaad oo dilkiisa uu caddeyn u noqday arxan darrrada ninka falkan geystay oo ah caddaanka cunsuriyiinta ah.

Three-year-old Mucad Ibrahim is missing after the Christchurch shooting.
Image may contain: 2 people, people smiling, text
Mucaad iyo walaalkiis C/fataax
Mucad (pictured) reportedly ran from the attacker while his father and brother played dead
Mucaad oo ciyaaraya
Mucad Ibrahim (pictured) has sadly died, his family have confirmed
Mucaad wuxuu ahaa saddex sano jir, wuxuuna ku dhintay dhabta aabihiis
- Advertisement -

WARARKA MAANTA

Dowladda Kenya oo Dacwadii Xuduudka Badda ee Somalia ka furtay Midowga Afrika [Qoraal 8 Bog]

Dowladda Kenya ayaa qaaday tallaabo kale oo ay dooneyso inay uga hortagto Go'aan kasoo baxa Maxkamadda Cadaaladda Adduubka ee ICJ oo ku...

Hoggaamiyaha Ahlu-suna oo Digniin kasoo saaray Ciidamada Dowladda ee Dh/mareeb & Shirka Dib u heshiisiinta..

Hoggaamiyaha Ahlu suna ayaa qoraal uu kasoo saaray magaalada Dhuusamareeb wuxuu si cad uga hor yimid qorshaha ay dowladda Somalia ciidamo ku...

KASHIFAAD: Yaa ka danbeeyay in xilka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir loo magacaabo Cumar Filish?

Iyadoo shalay 22-ka Ogost 2019 ay ahayd maalin doorasho iyo magaacabid badan ay dhaceen Muqdisho iyo Kismaayo ayaa gelinkii danbe ee Maqribnimada...

Madaxweynihii 3-aad ee Jubaland oo looga dhawaaqay Kismaayo & Mucaaradkii oo laba Madaxweyne yeeshay

Waxaa magaalada Kismaayo maanta looga dhawaaqay madaxweyne cusub oo la sheegay in lagu doortay magaaladaasi, kadib doorasho laba dhinac ah oo shalay...

Dowladda Kenya Hambalyo iyo talo ku saabsan Dowladda Somalia u dirtay Axmed Madoobe. [Akhriso]

Dowladda Kenya ayaa hambalyo iyo talo wada socda u dirtay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ee shalay dib loogu doortay Doorasho...

Lix ka mida Musharixiintii la tartamay Madaxweyne Deni oo Qoraal culus kasoo saaray xaaladda Puntland [Akhriso]

Lix ka mida Musharixiinta la tartamay madaxweynaha xilkahaya ee maamulka Puntland ayaa soo saaray War-saxaafadeed xaladda Puntland ay mareyso ku dhwoaad 8...

MUST READ

KASHIFAAD: Yaa ka danbeeyay in xilka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir loo magacaabo Cumar Filish?

Iyadoo shalay 22-ka Ogost 2019 ay ahayd maalin doorasho iyo magaacabid badan ay dhaceen Muqdisho iyo Kismaayo ayaa gelinkii danbe ee Maqribnimada...

Beesha Caalamka oo Digniin Culus kasoo saartay Qalalaase ka dhasha Doorashada Berri ee Madaxweynaha Jubaland

Qoraal caawa kasoo baxay beesha caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa looga digay in doorashada madaxweyne ee Berri 22-ka Ogost ka dhaceysa Kismaayo...

KASHIFAAD: Muxuu Madaxweyne Farmaajo ku diiday heshiiskii Ra’iisal wasare Khayre la galay Axmed Madoobe?

Xaaladda is-mari waaga ah ee ka taagan magaalada Kismaayo iyo Doorashada Madaxweynaha Jubbaland ee Berri ka dhaceya halkaasi waa natiijadii ka dhalatay...

Alshabab oo shaaciyey Magacyada & Beelaha Is-miidaamiyeyaashii isku Qarxiyey Awdheegle

Alshabaab ayaa shaaciay magcayada iyo beelaha ay ka soo jeedaan laba is-miidaamiye oo qaraxyo la beegsaday saldhigga ciidamada Aw-dheegle ee Gobolka Sh/hoose.

TOOSHKA GOOBJOOGE

error: Content is protected !!