Tuesday, June 24, 2025

Mucaaradka oo ku dhawaaqay in Madaxweynaha Kenya uu ku guuleystay Raila Odinga [War Cad]

Isbaheysiga Mucaaradka dalk Kenya ayaa ku dhawaaqay in musharaxooda uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimda dalka Kenya.

Shir jaraa’id oo ay goor dhow qabteen ayay ku sheegeen in natiijada doorashada kasoo baxday ay tahay sida soo socota:

Raila: 8,041726

Uhuru: 7,155428

Musalia Mudavadi oo u hadlay mucaaradka ayaa shaaciyay inay guddiga doorashada ka doonayaan inuu ku dhawaaqo madaxweynaha dalka Kenya uu yahay Raila Odinga, wuxuuna sheegay inay jawaab ka bixin doonaan wixii Guddiga Doorashada kasoo baxa.

Arrintan ayaa xaaladda uga sii dareysa, iyadoo mucaaradka ay dhinacooda wataan natiijo u gaara oo ka duwan tan guddiga doorashada madaxa bannaan ee dalka Kenya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON