MUQIDSHO: Madax wada Musharax ah iyo Magaalada wada Sawirro ah [DAAWO VIDEO]

0

Iyadoo xilli doorasho ay galeyso Soomaaliya ayaa caasimadda Muqdisho laga dareemayaa jawi loolan siyaasadeed iyo musharixiin isku heystaan.

Sawirro waaweyn iyo boorar ay ku xardhan yihiin musharaxiin madaxweyne ayaa hareeyay wadooyinka magaalada, waxaana wada musharixin ah madaxda dowladda oo dhan.