Monday, June 23, 2025

Musharixii ugu horeeyay ee Madaxweynaha maamulka Sh/dhexe & Hiiraan oo is shaaciyay

Musharixii ugu horeeyay ee u taagan madaxweyne inuu ka noqdo maamulka loo dhisayo gobolada Sh/dhexe iyo Hiiraan ayaa ku dhawaaqay maanta inuu xilkaasi u taagan yahay, inkastoo shirku aanu weli furmin, isla markaana aan lagu heshiin halka gogosha la dhigayo.

Murashax_Hiiraan_iyo_Sh_Dhexe

Shir ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay kasoo qeyb galeen Siyaasiin, Odayaal iyo Haween oo kasoo jeeda Gobolka Hiiraan ayuu kaga dhawaaqay Murashax C/raxmaan Xuseen Caddoow (C/raxmaan yare) inuu u tartamayo xilka Madaxweyne ee Maamulka loo dhisayo Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe.

Ad

Musharaxan oo khudbad ka jeediyay shir taageerayaashiisa isugu yimaadeen ayuu balanqaaday inuu doonayo isbedel amni iyo mid nololeed ka sameeyo Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe, isagoo caddeeyay  inuu xilkan isku soo taago inay ku timid la-tashiyo uu Bulshada Gobolladaas la sameeyay.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

- Advertisement -

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON