Musharaxiinta jagada madaxweynaha Jubba ayaa lagu xiray shuruudo laga doonayo inay soo buuxiyaan, waxaana shuruudahaasi soo saaray guddiga doorashada madaxweynah Jubba ee shalay la magacaabay oo ay guddoomiye u tahay Xabiibo Maxamed Cabdulle.

Shuruudaha musharaxiinta madaxweynaha Jubba laga doonayo inay soo buuxiyaan hoos ka akhriso:

Goobjooge.com
[ad name=”HTML-1″]


