Thursday, June 26, 2025

Musharixiinta madaxweynaha maamulka Galmudug oo khudbadou jeedinaya Baarlamaanka

Waxaa heer gabagabo ah maraya loolanka ololaha loogu jiro jagada madaxweynaha iyo ku xigeenka madaxweynaha ee maamulka cusub ee Galmudug oo lagu wado in maalinta Sabtida ee 4-ta Bishan la doorto.

musharixiin

Musharixiinta Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa lagu wadaa maanta inay hor tagaan Baarlamaanka Galmudug iyago jeedin doona khudbado ay uga hadlayaan waxqabadkooda iyo sida ay doonayaan inay maamulka cusub u hogaamiyaan.

Waxaa xilkan ka tanaasulay  in kabada 10 musharax, waxayna Guddiga qabanqaabada doorashada ay shaaciyeen inay tiro yar oo musharixiin ah ay u  gudbiyeen CV-yadooda. musharixiinta qaarkeed ayaa ka sheegtay caqabado lagu kacay, waxaana sii yaraaneysa rajadii musharax Axmed C/salaan Xaaji oo dowladda Federaalka ku eedeyay inay dhibaato ku heyso ololihiisa kadib markii ay xirtay sida uu sheegay xubno kooxdiisa muhiim u ahaa.

Tartanka  ugu weyn ayaa sida la filayo dhex mari doona labada musharax ee  kala ah:

1. C/kariin Xuseen Guuleed

2. iyo Axmed Macalin Fiqi

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

[ad name=”HTML-6″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON