Ruushka ayaa maanta u dabaal degay sanadguuradii 70-aad ee guushii laga gaaray Naasiyiintii Jarmalka, iyadoo Russia ay soo bandhigay dhoolatuskii abid ugu weynaa tariikhda dalkaasi oo aad loola yaabay hubka casriga ah iyo awoodda milateri ee FAGAARAHA CAS ee magaalada Moosko lagu qabto, waxaana ka qeyb galay madax kooban oo dunida ka socota iyadoo la ogyahay in Ruushka iyo reer Galbeedka isku heystaan xaalada Ukriane.
Madaxweynayaasha ka qeyb galay xafladaasi balaaran waxaa ka mida: Madaxweynaha Shiinaha, madaxweynaha Simbabwe iyo madaxweynaha Falastiin iyo Masar.
Madaxweynaha Shiinaha iyo kan Ruushka oo damaashaadka daawanaya
Taangiyada casriga ah ee Ruusha hadda uun soo saaray
Madaxweynaha Falastiin oo xuska ka qeyb galaya
Waa dhoolatuskii ugu weynaa iyo bandig milateri kii ugu cuslaa
Gantaalaha Russia oo goobta maraya
Gaada-ka-ciyaarka ciidamada Ruushka
Gaada-ka-ciyaarka ciidamada Ruushka
Diyaaradaha dagaalka Rushia oo dhoolatus ku jira