Thursday, July 10, 2025

Muxuu dastuurka KMG ka yiri khilaafka Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha?

Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya oo loogu talogalay inuu kala xadeeyo awoodaha hay’adaha dowladda iyo mas’uuliyiinta Qaranka ayaa nasiib darro mar kale muujiyay inuu yahay dastuur qabyo ah oo khaladaadkiisu badan yahay halkii loogu noqon lahaa in lagu kala baxana uu hadda u muuqdo inuu isaguba khilaafka uga sii darayo.

Waxaa is weydiin leh: yaa leh xaqa xil ka qaadista wasiirada iyo magacaabidooda? waana su’aasha ay tahay inuu dastuurku ka jawaabo si loogu khalad xukmiyo ugu yaraan labada mas’uul ee is heysta madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha, laakiin aan isla eegno awoodaha madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha ee ku qoran dastuurkeena KMG ah:

Dastuurka iyo khilafka madaxda sare
Dastuurka iyo khilafka madaxda sare

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON