Nabad-doon Axmed Diiriye Cali oo ka mida hogaamiyeyaasha dhaqanka waaweyn ee beelaha Koonfurta Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya oo qaar ka mida xildhibaanada ay dhowaan geeyeen guddoonka Baarlamaanka.

Nabad-doonka ayaa ku baaqay in tallaabo laga qaado xildhibaanadaasi madaxweynaha af-lagaadeeyay ee qaska abuuraya, iyagoo ugu baaqay hay’adaha ammaanka dowladda inay tallaabo ka qaadaan xildhibanaadaasi waa haddii ayuu yiri uu dalka sharci ka jiro.
Waa markii ugu horeysay ee odayaasha dhaqanka ay soo fara geliyaan xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Muqdisho, taasoo muujineysa xaalada adag ee arrintu mareyso.
DHAGEYSO NABAD-DOON AXMED DIIRIYE
Goobjooge.com
[ad name=”HTML-1″]