Thursday, June 26, 2025

Nabad-doon goor dhow lagu dilay Magaalada Beledweyne

Wararka laga helayo magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in koox hubeysan ay goor dhow halkaasi ku dileen mid ka mid ah Odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan.

jow-beld

Nabad-doonka toogashada lagu dilay ayaa magaciisa lagu sheegay  Cumar Sheekh Cabdi (Garweyne), waxaana xabado ku furay dabley wadatay Bistoolado oo kadib baxsatay.

Dilka odayga kadib ayaa waxaa goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa maamulka gobolka Hiiraan. Waxaa magaalada B/weyne ay caan ku tahay dilka odayaasha dhaqanka iyagoo noqotay magaalada inta badan lagu dilo odayaasha dhaqanka.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON