Friday, June 27, 2025

Nabad-doon ku baaqay in la xiro Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Galmudug -DHAGEYSO-

Mid ka mida nabadoonnada degaanada Galmudug ayaa ku baaqay in xabsiga loo taxaabo Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Galmudug oo hogaaminaya kacdoonka looga horjeedo Madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed.

Nabadoon Xasan Hilowle Cismaan ayaa sheegay in ay luntay Rajadii laga qabay xildhibaanada Galmudug, isla markaana xildhibanada Galmudug qaarkood ay ka shaqeynayaan duminta Maamulka Galmudug.

Nabadoonka ayaa ku baaqay in la xiro Gudoomiye Ku-xigeenka Barlamaanaka Galmudug Xareed Cali Xareed uu sheegay inuu horseed u yahay danaha shisheeye ee lagu doonayo in lagu dumiyo maamulka Galmudug.

DHAGEYSO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON