Monday, July 14, 2025

Nabad-doon Xaad: “Haddii aysan ka noqon Xildhibaanada Mooshinka ka wada Madaxweynaha, waxaa….”

Guddoomiyaha golaha dhaqanka beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa sheegay in Mooshinka laga keenay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu yahay mooshin lagu carqaladeynayo dowladnimada Soomaaliya, lagana soo abaabulay dibadda si loogu hor istaago dhismaha maamulada.

Nabad-doon Xasan Xaad
Nabad-doon Maxamex Xasan Xaad

Nabad-doon Xaad wuxuu sheegay in Mooshinka sidoo kale laga soo abaabulay maamul goboleedyada qaarkood oo uu yahay mooshin qabiileysan. “Mooshinka xildhibaanada wada haddii aysan ka noqon waxaa la soo gaaray markii iyaguna mooshin laga keeni lahaa markooda: ayuu yiri Mudane Xaad oo si cad u sheegay in mooshinka uu kala qeybin doono Baarlamaanka kuwa wadana ay xil iyo xoolo doon yihiin.

DHAGEYSO CODKA NABAD-DOON XASAN XAAD

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON