Natiijada Imtixaanka Dowladda ee Dugsiyada Sare oo lagu dhawaaqay (Halka ka fiirso)

Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Federaalka ayaa shaacisay Natiijada Imtixaanka dowladda ee Dugsiyada Sare ee dalka sanad dugsiyeedka 2021-2022.

Wasaaradda Waxbrashada ayaa ku sheegtay in tirada baastay imtixaanka guud ee shahaadiga ee fasalka 12-aad sanad dugsiyeedkii tegay uu yahay 32,325 arday oo u dhiganta 97%. halka y imtixaanka ku dhaceen 1143 arday oo u dhiganta 3%.

Ardayda sanadkan ku dhacay imtixaanka Dowladda ee ay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ka qaaday Iskuulada ku yaalla gobolka Banaadir & dowlad 4 dowlad Goboleed ayaa dhicitaanka hoos loo dhigay, iyadoo la fududeeyay sixitaanka.

1,100 ka mid ah ardayda ku dhacday imtixaanka dowladda waxay ku galeen Gobolka Banaadir, halka 43-da kale ay imtixaanka ku galeen gobollada kale ee dalka, sida degaannada.

1 – Koonfur Galbeed 24 arday ayaa dhacday.

2 – Galmudug 7 arday ayaa dhacday.

3 – Jubbaland 6 arday ayaa dhacday.

4 – HirShabelle 6 arday ayaa dhacday.

NATIIJADA ARDAYGA (GUJI)

NATIIJADA DUGSIYADDA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON