Maamulka Gobolka Banaadir, gaa rahaan Agaasinka Waxbarashada Gobolka ayaa maanta shaaciyay Natiijada imtixaanka Fasalka 8-aad ee sanad Dugsiyeedka 2022/2023.
Waxaa imtixaankan loo qorsheeyey inay u fariistaan 31,688 arday, balse waxaanan ka qeyb galin 316 arday, waxaana ka qey galay imtixaanka 31’372 arday.
Natiijada Imtixaanka ayaa waxaa la shaaciyay inay ku dhaceen ama ku hareen 535 arday, halka ay gudbeen 30’837 arday.
HALKAN KA FIIRSO NATIIJADA
Fiiro gaara: System-ka Gobolka Banaadir ayaa cilad ku timid xilligan oo dad badan raadiyaan natiijada, fadlan mar kale ku cel haddoo ay ciladaas ku qabsato.
