Friday, March 29, 2024

Nin ay xaaskiisa u Geeriyootay Covid-19 oo ka hadlay xaalad naxdin leh oo ka jirta Isbitaal Martini (dhageyso)

Xaalad naxdin leh ayaa laga soo weriyey inay ka taagan tahay isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho oo ah kan kaliya ee lagula tacaalo cudurka Covid-19, ayna gacanta ku heyso dowladda Federaalka.

Xilligan oo cudurka so laba kacleeyay Soomaaliya iyo gaar ahaan Muqdisho ayaa la sheegay in isbitaalka ay ka taagan tahay xaalad liidata oo adeegga caafimaad iyo shaqaalaba ay ku yar yihiin, iyadoo dhaqaatiir badan aysan joogin dadkuna Ogsijiinka ay dibadda kasoo iibsadaan si bukaanadooda loogu badbaadiyo.

Maxamed Caafi oo xaaskiisa oo uur 8 bilood ah lahayd ayaa ku geeriyooday habeen hore Isbitaalka Martiini, wuxuna Idaacadda VOA-da u sheegay in xaaladda ka jirta isbitaalka ay tahay mid Musiibo ah oo xitaa shaqaalaha aysan heysan qalabka laga xirto halista cudurka.

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON