Wednesday, July 16, 2025

Nin caan ah oo ka cabanaya Guri cadaalad darro looga heyso magaalada Gaalkacyo (Daawo)

Waxaa magaalada Gaalkacyo saxaafadda kula hadlay Saleebaan Maxamed Cawaale Liiban oo ah nin 80 sano jir ah, isla markaana uu dhalay halyeygii hindisay Calanka Soomaaliyeed ee Maxamed Cawaale Liibaan ayaa  eedeeyan u jeediyay  Garsoorka iyo Cadaaladda ka jirta degaanada Puntland.

Saleeban Maxamed Caawale Liiban
Saleeban Maxamed Cawaale Liiban

Waxaa odaygu sheegay inuu dareemayo Cadaalad darro kasoo wajahday  Garsoorka Puntland kadib markii Gurigii uu ku dhashay ay ku qabsadeen dad ay ehel yihiin oo xaqdarro ku sheegaya hantidooda dhaxalka ah.

Saleebaan Maxamed Cawaale wuxuu intaas ku daray Maxkamada darajada koowaad Ee Gobolka Mudug ay u xukuntay gurigiisa balse uu ka cabanayo Maxkamada sare ee Puntland oo uu  ku eedeeyay in go’ankaasi ka Socon waayay. Wuxuu ka codsaday Madaxda Puntland  inay hagaajiyaan garsoorka, muwaadiniintana u cadaalad falaan.

HOOS KA DAAWO CABASHADA

[ot-video type=”youtube” url=”https://www.youtube.com/watch?v=PBrEEX36UXI”]

[ad name=”HTML-1″]

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON