Tuesday, July 15, 2025

Nin dad ku laayay degmada Caabudwaaq oo la qabtay

Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa lagu qabtay nin Shalay Saddex qof oo shacab ah ku dilay degmadaasi maalintii shalay ayayd kadibna baxsaday.

Wararka ayaa sheegaya in Ninkan gacan ku dhiiglaha ah ay  soo qabteen ehelkiisa, iyadoo ku wareejiyay Odayaasha iyo Maamulka degmada Caabudwaaq ee Galmudug oo hadda xabsiga u taxaabay.

Shirar looga hadlayo xaaladda magaalada ayaa dhex maray Odayaasha iyo Mas’uuliyiinta Maamulka  ee taabacsan Galmudug.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa ku howlan daminta xiisada colaadeed ee ka taagan Caabudwaaq.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON