Tuesday, June 24, 2025

Nin qaxooti Yemeni ah oo isku hor gubay xarunta UNHCR ee Hargeysa

Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa sheegaya in nin la sheegay inuu ka mid yahay qaxootiga Yeman  uu isku gubay meel u dhow xarunta Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR.

yemeni

Ninkan ayaa la sheegay inuu u dhashay dalka Yemen, kana mid ahaa dad qaxooti ah oo ka soo cararay dagaallada dalka Yemen ka socda. Illaa hadda ma jirto cid si rasmi ah arrintan uga hadashay oo tirsan UNHCR iyo xukuumadda Somaliland, laakiin waxa la sheegay inuu ka cabanayo xaalada uu ku nool yahay.

Dhacdadan ayaa ah mid naxdin leh oo indhaha ku soo jiideysa hay;adaha samafalka oo ka gaabiyay inay taageero fiican siiyaan qaxootiga Yeman ee ku sugan Hargeysa.

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON