Wednesday, June 25, 2025

Nin Soomaali ah oo ka dagaalamaya dalka Suuriya oo la dilay

Dagaalyahan Soomaali ah oo ku biiray kooxaha islaamiga ah ee ka dagaalama dalka Suuriya ayaa lagu dilay dalkaasi. Ninkan oo lagu magacaabo Abuu Zubeyr Alsoomaali ayaa ku dhintay dagaal qaraar oo magaalada Xalab ee  waqooyiga dalka Suuriya ka dhacay.

Ninkan oo aan la sheegin halka uu ka yimid ayaa ka tirsanaa Jabhadda Al Nusrah ee  raacsan Alqaacida, wuxuuna ka mid yahay tobanaan Soomaali ah oo caalamka isaga yimid iyagoo ku biiray jabhadaha islaamiga ee Suuriya ka dagaalama.

Soomaaligan ku dhintay dalka Suuriya ayaa la sheegay inay dileen ciidamada dowladda Suuriya sida lagu shaaciyay barta Syrian News.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON