Monday, July 14, 2025

Norway oo noqotay dalka ugu farxadda badan Dunida [Akhri Soomaaliya oo kaalin fiican gashay]

Iyadoo ay maanta ku beegan tahay maalinta farxadda adduunka 20-ka Maarso ayaa la soo saaray dalalka ugu farxadda badan dunida iyo kuwa ugu hooseeya ee murugeysan.

Dadka Norway ayaa noqday dadka ugu farxadda badan ee dunida korkeeda saaran sida ay sheegtay warbixin ay soo saartay Hay’ad Q/Midoobay ka tirsan, isagoo booska kala baxay Denmark oo sanadkii hore ku jirtay kaalinta koowaad.

Qiimeynta la sameeyay ayay ugu horeeyaan dalalka: Denmark, Iceland, Switzerland iyo Finland oo shanta dal ugu farxadda badan dunida noqday.

  1. Norway (7.53)
  2. Denmark (7.52)
  3. Iceland (7.50)
  4. Switzerland (7.49)
  5. Finland (7.46)
  6. Netherlands (7.37)
  7. Canada (7.31)
  8. New Zealand (7.31)
  9. Australia (7.28)
  10. Sweden (7.28)
  11. Israel (7.21)
  12. Costa Rice (7.07)
  13. Austria (7.0)
  14. U.S. (6.99)
  15. Ireland (6.97)

94. Somalia (5.151)

Mareykanka ayaa galay kaalinta 19aad. halka Ingiriiska uu ku jiro kaalinta 14aad. Dalalka ugu farxadda yar ama murugeysan waxaa ugu horeeya  Suuriya, Yemen iyo South Sudan.

Soomaaliya aya ka horeysa dalal badan oo Afrikaan iyo Aasiyan ah, ayna ka jiraan xaalado colaad iyo abaaro, iyadoo la wadaagto timaamahaasi, waxayna gashay kaalinta 94-aad.

Dalalka ugu farxadda badan iyo kuwa ugu farxadda yar dunida
Dalalka Farxadda badanDalalka ugu farxadda yar
1. Norway146. Yemen
2. Denmark147. South Sudan
3. Iceland148. Liberia
4. Switzerland149. Guinea
5. Finland150. Togo
6. Netherlands151. Rwanda
7. Canada152. Syria
8. New Zealand153. Tanzania
9. Australia154. Burundi
10. Sweden155. Central African Republic

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON