Wednesday, July 2, 2025

Oday 84 jir ah oo guursaday gabar uu 60 sano ka weyn yahay (Daawo La-yaabka Lammaanaha)

Jilaaga ruugcadaaga ah ee Ruushka Krasko, oo door wey ku lahaa filimo badan oo Ruushka laga sameeyay iyo musalsalo TV-yada Midowgii Soofiyeeti ka bixi jiray ahaana jilaa dhinaca masrixiyada caan ku ahaa xiligiisii ayaa guursaday gabar ardayad ah oo lagu magacaabo Natalya Shevel.

Guurkan oo ku waqtiyeysan muddo 7 sanadood ah ayaa la -yaabka sheekada ku jira wuxuu yahay in Jilaagani  cajuusoobay ay da’diisu tahay 84 sanadood halka gabadhuna ay 24 sanadood jirto, wuxuu ja weyn yahay 60 sanadood ku dhan.

SAWIRADA LA YAABKA LEH IYO SIDA AROOSKU U DHACAY KA DAAWO HOOS

Russian actor Ivan Krasko and 24-year-old Natalya Shevel, outside the Admiralteisky District Civil Registry Office after their wedding ceremony
Russian actor Ivan Krasko, 84, and Natalya Shevel, 24, outside the Admiralteisky District Civil Registry Office after their wedding ceremony Photo: Photoshot
The bride, Natalya Shevel arrives for the wedding
The bride, Natalya Shevel arrives for the wedding  Photo: CORBIS

Lamaanahan ayaa guurkooda ka dhigtay magaalo yar oo ka dhacday, waxaana kasoo qeyb galay saaxiibo iyo qaraabada labada lammaane

[ad name=”HTML-7″]

The happy couple after the wedding
The happy couple after the wedding  Photo: CORBIS

Wuxuu odaygan sheegay inuu dareemayo inuu 23 sano jiro markii uu xafladii arooskooda soo xaadiray.

 

84-year-old Russian actor Ivan Krasko and 24-year-old Natalya Shevel

84-year-old Russian actor Ivan Krasko and 24-year-old Natalya Shevel  Photo: CORBIS

 

The newlyweds in an open top car
The newlyweds in an open top car  Photo: CORBIS

Odaygan Krasko waxay kala tageen haweeney uu hore u qabay Natalya Shchepinsky — isagoo  47 jir ah, markii ay kala tageen 2011. wuxuu dhalay lix caruur ah waxaana caruurtiisa ka mida jilaa caan ah oo lagu magacaabo Andrei Krasko, balse geeriyooday isagoo 49  jir ah kadib markii uu wadnaha istaagay.

Source: telegraph

[ad name=”HTML-7″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON