Monday, July 7, 2025

Odayaasha dhaqanka Beesha Sade oo Qoraal Cabasho & Codsi ah u diray AMISOM (Dokument)

Golaha Guurtida Beesha Sade ayaa soo saaray qoraal cad oo isugu jira Cabasho iyo Codsi iyagoo u diray Ciidamada AMISOM ee ku sugan Gobolka Gedo oo u badan ciidamada Itoobiya oo qoraalku tilmaamayo falal ay ka geysteen gobolkaasi.

Qoraalka ay odayaasha soo saareen  waxaa lagu caddeeyay inaysan diidaneyn Jubaland, basle ay diidan yihiin Axmed Madoobe iyo mamaulkiisa oo xasuuq iyo tacadiyo badan kula kacay dadkooda.

QORAALKA KA AKHRI HOOS

gurtida grb10002gurtida grb20003Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON