Tuesday, July 8, 2025

Odayaasha Sh/Dhexe oo ka hor yimid Qorshaha IGAD ee shirka Jowhar [DHAGEYSO]

Waxgarad iyo Odayaal kasoo jeeda Gobolka Shabeelaha Dhexe  oo ku sugan magaalada Jowhar ayaa ka hor yimid qorshaha IGAD ee shirka Jowhar.

Odayaasha ayaa ku eedeeyay inay IGAD faragelin toos ah ku hayo shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo lagu wado inuu maanta dib uga furmo Jowhar, waxayna si kulul u sheegeen inaysan aqbali doonin qorshaha IGAD.

Waxaa soo shaac baxay qorshe IGAD ay ku wado inay madaxweyne kasoo jeeda Hiiraan ay ku caleemo saarto  shirka Jowhar.

DHAGEYSO ODAYAASHA SH/DHEXE

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON