Tuesday, August 5, 2025

Orodyahanada Almaz Ayana oo jebisay rikoorkii orodka 10,000 Mitir

Orodyahanada u dhatay dalka Itoobiya ee Almaz Ayana ayaa jebisay rikoorkii u yaalay orodka 10,000 (tobanka kun) ee Mitir ciyaaraha Olombikada Adduunka

, iyadoo bilad Dahab ahna ka qaadatay tartankaasi.

Garoonka Olympic Stadium ee magaalada Rio de Janeiro  ayaa loolan culus dhex  maray haweenka ku loolamayay tartanka ordonka dheer ee 10-ka kun Mitie, waxayna Almaz Ayana dhigtay  rikoor cusub oo ah: 29:17.45.

Gabadhan reer Itoobiya waxay jebisay rikoorkan oo ahaa kii ugu dheeraa oo yaalay muddo sanado ah. Ayana oo 24 sano jir ah waxay 14 seken ka soo gaabisay rikoorkii hore oo ay dhigtay Wang Junxia olombikadii Beijing 1993 oo iyadu ku oroday 29:31.78.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON