Sunday, February 23, 2020
More

    Baarlamaanka

    Wararkii ugu danbeeyay

    Cudurka CoronaVirus oo ku faafaya Aasiya & Yurub (Kulamo ka tirsan Seria A-da Talyaniga oo loo baajiyey)

    Halis cusub ayaa soo food saartay caalamka, kadib markii cudurka COVID-19 ee uu keeno Coronavirus uu bilaabay inuu ku faafo dalal ka...

    Alshabaab oo Gabdho ka afduubtay degaan u dhow magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud

    Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar ku qaadeen degaan u dhow degmada Cadaado ee...

    Ciidamada Amniga oo Muqdisho ku qabtay Dhagax Qaali ah oo Alshabab laga soo iibsaday, kadib dagaal dhex…

    Dhagax la sheegay inuu qaali yahay oo laga helay degaanka Ceel Cali ee Gobolka Hiiraan ayaa u gacan galay ciidamada Amniga dowladda...

    Alshabab oo soo bandhigtay Gaadiid dagaal oo ay ku qabsadeen Saldhigga Ceel-saliini (Sawirro)

    Qeybta Warbaahinta Al Shabaab ayaa baahisay muuqaallada dagaalkii ay ku qaadeen saldhigga ciidanka dowladda ee degaanka Ceel saliini, agagaarka magaalada Marko...

    Xaflad lagu soo dhoweeyay Xayiraadii laga qaaday Shirkadii Barakaat oo ka dhacday Muqdisho.

    Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana loogu dabaal degayey xariyaraadii ay dhowaan waaxda maaliyadda ee dalka Maraykanka ka qaaday...

    XOG: Xukuumadda Somalia oo shuruud ku xirtay inay Lacagtii Galmudug u fasaxdo Madaxweyne Qoorqoor

    Maamulka cusub ee Galmudug ayaa dhibaato kala kulmay sidii uu u heli lahaa kharashkii ay dowladda Federaalka Soomaaliya siiso maamul Goboleedyada oo...

    C/raxman Cirro: “Muuse Biixi wuxuu u xuub siibtay keligii taliye, waana in la qabtaa Doorasho Madaxweyne”

    Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ee Waddani iyo UCID oo shir ku lahaa magaalada Hargeysa ayaa soo saaray war-saxaafadeed wadajir ah oo ay uga...

    Safiirka Somalia ee dalka Cumaan oo degdeg loogu yeeray inuu Muqdisho kusoo galo (Maxaa lagu heystaa?)

    Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa degdeg ugu yeeray inuu dalka kusoo laabto safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Cumaan Danjire...

    Taliyaha Booliska Somaliya oo Isbedel ku sameeyay dhammaan taliyeyashii Booliska Galmudug (Akhriso)

    Taliska Booliska Soomaaliyeed ee dowladda Federaalka ayaa magacaabay tiradii ugu badneyd ee saraakiisha ciidamada Booliska degaanada Galmudug.
    error: Content is protected !!