Thursday, June 4, 2020
More

    Baarlamaanka

    Wararkii ugu danbeeyay

    XOG: Wasiirada & Xildhibaanada Hawiye oo isla gartay Qorshe ku saabsan maqaamka G/Banaadir

    Faahfaahin dheerad ah oo laga helay kulan ay xalay magaalada Muqdisho ku yeesheen inta badan xildhibaannada iyo Wasirada kasoo jeeda Beesha Hawiye...

    Alshabaab oo Weerar ku qaaday Kontarol laga ilaaliyo degmada Balcad & Faahfaahin laga helay

    Maleeshiyada Alshabaab ayaa saaka weerar ku qaaday koontarool ciidan oo ay ciidamada dowladda ku leeyihiin duleedka degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe.

    WAR CUSUB: George Flyod oo meydkiisa laga Cudurka Coronavirus, balse u dhintay..

    Wararkii ugu danbeeyay baaritaanka kiiska ninkii madoobaa ee George Floyd oo Boolis Caddaan ah ku dileen Gobolka Minnesota ayaa la sheegay inuu...

    Dowladda Somalia oo shaacisay Xilliga Dib loo furayo Duulimaadyada Gudaha Dalka

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay xilliga dib loo furayo duulimaayadaha diyaaradaha isaga goosha Gobollada Dalka.

    Ciidamda Amniga Muqdisho oo Qarxiyey Miino Saacado hakad gelisay Jid muhiim ah

    Ciidamada dowladda ee Miino-baarista ayaa qarxiyey Miino lagu aasay meel u dhow Qeybta Gaheyr, xarunta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

    Ciidamo ka goostay Puntland oo taageeray Dowladda Somaliya & Gobolka ay ka taliyaan oo…

    Ciidamo ka tirsanaa Puntland ayaa shaaciyey inay ka goosteen maamulkaasi ay ka ka taliyeen Gobolka ay Puntland sameysay ee Gardafuu (Degmada Caluula...

    Yaa ka dambeeyay Qaraxii Xaawo-Cabdi ee lagu laayey Dadka Shacabka ah…?

    Faafhaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qaraxii 31-ka May 2020 ka dhacay degaanka Xaawo-Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho, kaasoo ay ku dhinteen...

    Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir: “Waxaa jira Dad abuuraya Mowjado, si aan loo gaarin Doorasho..”

    Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay muranka ka taagan maqaamka Gobolka Banadir iyo xubno loo qoondeeyay inuu...

    Khilaafkii Madaxweynaha & Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo xal laga gaaray

    War kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa lagu sheegay in xal laga gaaray khilaafii iyo kala aragti duwanaashihii u dhexeeyay Madaxweynaha iyo...