Thursday, June 26, 2025

Puntland oo ka digtay kooxo Alshabab ah oo dhex galay degaanada Gobolka Nugaal

Puntland ayaa ka digtay maleeshiyo ka tirsan Alshabab oo ka baxsatay togga Suuj kuwaaasoo ku wajahan degaano ka tirsan Gobolka Nugaal oo laga cabsi qabo inay halis geliyaan dadka degaanadaasi.

Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamud Xasan Soocade ayaa sheegay inay dadka uga digayaan maleeshiyadaasi baxsadka ah, wuxuuna uga baaqay inay dadku soo sheegaan cidii ay arkaan ee hubeysan.

Ciidamada Puntland ee ku sugnaa togga Suuj ayaa ku guuldareystay inay horjoogsadaan maleeshiyada Alshabab ee ku jirtay togga Suuj, waxaana baxsaday intii badneyd maleeshiyadaasi.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON