Sunday, July 13, 2025

Puntland oo mamnuucday Ganacsiga wareega ee dadka Itoobiyaanka ah

Maamul goboleedka ee Puntland ayaa degaanadeeda ka mamnuucday dadka Itoobiyaanka ah ee alaabada sida maacuunta ku wareejiya xaafadaha magaalooyinka Puntland ee loo yaqaan Badal-badal.

Ganacsiga Itoobiyaanka ayaa si xowli ah ugu badanaya degaanada Puntland iyagoo ku shaqeysta nidaam qaab cusub ah oo ay ku wareejiyeen maacuun laga keenay Itoobiya iyagoo dadka uga bedesha dharka ragga ee duugoobay iyo waxyaabo kale.

Qaabkan loo bixiyay Badal-badal ayaa dadka Puntland  u arkaan inuu yahay qaab basaasnimo ku dhisan, ragga ka ganacsadana ay yihiin saraakiil ka mida sirdoonka Itoobiya.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON